Site icon Qaamuus

ereyga

Keeda

Qaabnaxa: mu.lh.l Isrogrogga:

(kuweeda, w) Magacuyaal lahaansho oo dhaddig, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dhaddig) ay leedahay. Tus.”keedu wuxuu ka muuqdaa halkaas”. .

Keeda

Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-keeda)

Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. ld keed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga keeda

afaraad | cawl | dawac | deer | haldhaa | halyey | huryo | keed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version