Kelli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Biyomareen yar oo beeraha lagu waraabiyo. ld keli¹ (3).
Kelli
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)Mid ka mid ah labada cad oo digirta qaabkeeda leh oo uurka ku jirta (lafdhabarta labadeeda dhinac) oo waxa oogadu raacdo iyo dhiigga kala soocda, oo kaadi ahaan dibadda uga soo saarta.
Kelli
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)(c.nafl.) Xubin muhim ah oo qashinsaarka u qaabilsan lafdhabarleyda, taas oo laga saaro walxo wasakh naytaroojiin ah (inta badan, kaadi ahaan). Naasleydu waxay leeyihiin lammaane kelya ah oo ku yaalla bucda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kelli ↴
uur | dhuux-geed | digir | keli | kelli-badeed | kellibalow | kelliggub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg