Site icon Qaamuus

ereyga

Kelli-badeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(juqr.) Gacan badeed oo aan aad u ballaarayn oo iskuxira laba badood, oo dhex mara laba dhul oo waaweyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kelli-badeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version