Site icon Qaamuus

ereyga

Keyrkeyr

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cabsi darteed oo lala gar-gariiro.

Keyrkeyr

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cabsi darteed la gargariirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga keyrkeyr

keyrkeyri | keyrkeyrid | keyrkeyrin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version