Khaaddin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-immo, m.dh)1. Nin meel barakaysan sida masaajid iwm. ka adeega oo barako doon ah. 2. Nin wadaad u adeega oo barako doon ah. ld khaaddun.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaaddin ↴
khaaddun | midiidin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg