Khaanad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Meel yar oo wax lagu rito oo lagu sameeyo armaajada, miiska iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaanad ↴
armaajo | dukaan | kabar | khalfad | maaqal | maqal | raso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg