Khaariji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Qof dilid. 2. Qof, qof kale wax ka raba ka reebid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaariji ↴
khaarijin | khaarijis | takhallus |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg