Khaash
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash.
Khaash
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Cunno, miro, dawo iwm faadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaash ↴
khaashid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg