Site icon Qaamuus

ereyga

Khabar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhacdo naxdin leh. 2. ld khabaar¹.

Khabar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khabar

khabaar | khabaarsi | khabarsad | khabarsasho | khabarsi | khabarso | weer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version