Site icon Qaamuus

ereyga

Khabiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro/khubaro, m.dh)

Qof laamaha cilmiga ama fanka mid ka mid ah aqoon gaar ah oo dheer u leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khabiir

dhaari | khubaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version