Site icon Qaamuus

ereyga

Khaddaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo.

Khaddaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Haween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaddaab

khaddaabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version