Khalji
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Qoryo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhiso ama bedemmada iwm lagu awdo ama lagu karo; sarab; sadaq.
Khalji
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Khalji wax ku dhisid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khalji ↴
khaljiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg