Khalkhal
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood. 2. Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.
Khalkhal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)1. Qof xasillooni-darro muujin. 2. Qalab kharraa-bid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khalkhal ↴
khalkhal-birlabeed | khalkhalgeli | khalkhalgelin | khalkhalgelis | khalkhali | khalkhalid | khalkhalin | khalkhalsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg