Site icon Qaamuus

ereyga

Khamiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.

Khamiir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Badar cajiiman khamiir noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khamiir

qaab | asiidh-laagtika | biir | faaxi | itanol | khal | khamiiri | khamiirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version