Kharaarow
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-raaday, -raatay)1. Wax kharaar noqosho. 2. Wax adkaaday noqosho (arrin). ld xaraarow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kharaarow ↴
kharaaraansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg