Site icon Qaamuus

ereyga

Kharrib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.

Kharrib

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Wax wanaag-sanaa xumeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kharrib

dirrow | kharribaad | kharriban | kharriban | kharribid | kharribmid | kharribnaan | kharribnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version