Site icon Qaamuus

ereyga

Khashkhashaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax looga qaado. 2. Cid la dhibo ama lagu dheelo. ld qashqashaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khashkhashaad

khashkhashid | qashqashaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version