Site icon Qaamuus

ereyga

Khatalan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ismoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.

Khatalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.

Khatalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Wax la khatalay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khatalan

khatalmid | khatalnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version