khatalid
(m.f.dh)eeg khatal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khatalid ↴
dag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.
hod [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qof dagid; khatalid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg