Site icon Qaamuus

ereyga

khayaanalow
(m.l) (-wyo, m.dh)

Qof dhagar badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khayaanalow

sirrow [m.l] (-wyo, m.dh)
Qof sir badan; khayaanalow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version