khayaanee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)Cid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khayaanee ↴
khayaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
ld khayaanee.
khayaanayn [m.f.dh]
eeg khayaanee. ld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn.
khiyaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meyay, meysay)
ld khayaanee.
khiyaanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
ld khayaanee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg