Khayraad
Qaabnaxa: m.l.w Isrogrogga:1. Waxyaabaha dabiiciga ah oo banii'aadanka manaafacaad u leh oo laga helo oogada ama gudaha badda iyo berrigaba. 2. eeg khayr.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khayraad ↴
bad-dhac | macdan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg