Site icon Qaamuus

ereyga

Khaysaraan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no/-aamo, m.l)

Geed alammo leh oo geedka qasabka u eg, ka laamo dhuudhuuban kana baxa webiyada hareerahooda iyo meelaha biyo fariisinnada, lagana sameeyo bakoorado, kuraas, dambiilo iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaysaraan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version