Site icon Qaamuus

ereyga

khilaafid
(m.f.dh)

eeg khilaaf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khilaafid

maandhaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Is m.: is-afgaranwaayid, isku khilaafid.

iskhilaafid [m.dh]
ld ikhtilaafid.

kalabbood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Figrad, dood iwm isku khilaafid. 2. Bur iyo biyo u kala bixid (caano)

simbiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. dhinac u kufid. 2. Cid khilaafid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version