Site icon Qaamuus

ereyga

Khilaafsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax, wax kale ka duwan ahaansho. 2. Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khilaafsan

baq | dembi | khilaafsanaan | khilaafsanaansho | sharcidarro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version