Kibir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qab iyo islaweyni.
Kibir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bray, -birtay; -bri)Qab iyo islaweyni muujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kibir ↴
aabi | tadhah | amar | amarti | asaddah | badraan | badrad | bantar | bantar | basarikibir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg