Kicin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isbeddel daruuraha iyo hawada gala kolka xilliga roobku bilaabanayo; kacsan.
Kicin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg kici.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kicin ↴
gaadaami | gaadaan | haadi | ee | uugaabo | uuree | xamakow | abris | awaare | awaaree |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg