Kii
Qaabnaxa: mu.ac.l Isrogrogga:kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo lab, oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Kanu waa kii beryahanba aan raadinayay”: “Kii baa yimid”.
Kii
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-Kii)ld kiisa².
Kii
Qaabnaxa: q.l Isrogrogga: (-kii)Qodob magac lab dib looga qodbo, kaasoo tilmaamaya waxay hadlaha iyo maqluhu isla ogyihiin. Tus. “Ninkii baa yimid”
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kii ↴
aadaminnimo | qaabile-kiimikaad | laakiin | naanays | Markiiba | nabaal | ogsajiin | ogsidhayn | taag-dhuleed | ugxanside-yare |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg