Site icon Qaamuus

ereyga

Kiilo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Kun garaam culayskood; kiilogaraam.

Kiilo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-iishay, -iilatay)

1. Wax cabbirasho; miisaamid. 2. Ciyaar turub bilaabasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kiilo

taag-dhuleed | dabakakiilo | faraasilad | garaamme | goosarad | halbeeg | halbeeg | halbeeg | jiraab | kaarad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version