Kiis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)1. Dacwad maxkama-deed. 2. ld xiish. Xereynta geel laga xereeyo dad mag lagu leeyahay.
Kiis
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. Wax cidid. 2. Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.
Kiis
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kiis)ld kiisa².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kiis ↴
naanays | ugxanside-yare | urre | alfiyoole | awr | callaal | dabakakiil | dabakakiil | dabakakiilo | dareenwade |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg