Site icon Qaamuus

ereyga

Kiisa

Qaabnaxa: mu.lh.l Isrogrogga:

(kuwiisa, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Buuggaaga qaado kiisana meel u dhig”.

Kiisa

Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kiisa)

Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Aaway qalankiisa?”. ld kiis³, ki, kii².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kiisa

urre | awr | diiq | ki | kii | kiis | kiisad | kiishad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version