Kilkil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ruxidda si xoog ah wax loo ruxo.
Kilkil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Wax si xoog iyo dhakhso leh u ruxid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kilkil ↴
hilib-ure | jeeniqaar | kilkilayn | kilkilays | kilkilee | kilkilid | kilkilo | shaqiiqato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg