Kiriiri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geed-gaab, geed-madow ah oo cufan oo leh miro kuuskuusan oo hurdi ah iyo caleen xanaf leh. 2. (-iyo, m.dh) Waxyaalo jaadad badan ah oo salka loo dhuubo, oo inta faraha lagu wareejiyo ama xarig salka lagala dhaco, lagu cayaaro oo aad u xiima una dheereeya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kiriiri ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg