Kirishtaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)(dii.) Nin aaminsan diinta Masiixiga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kirishtaan ↴
baaybal | barashada cilmiyadii hore | diin-fidiye | injiil | jisyo | kirishtaanad | kirishtaannimo | laqimaad | saliib |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg