kirkiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax kirkir leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kirkiran ↴
kirkirmid [m.f.dh]
eeg kirkiran¹.
kirkirnaan [m.f.dh]
eeg kirkiran. ld kirkir-naansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg