Site icon Qaamuus

ereyga

Kirtan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhaqdhaqaaqa ay xooluhu sameyaan marka uu jirkoodu taabto waxaysan rabin. ld kirtamid.

Kirtan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Xoolo jirkooda waxaysan rabin taabteen kadaalliyid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kirtan

jafle | kirtamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version