Site icon Qaamuus

ereyga

koboc
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

K. ah: nafley yar oo cayilan.

koboc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bcay, -bocday; -bci)

1. Nafley yar cayilid. 2. Dhaqaale iwm korid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koboc

duufaan-onkodle [m.l] (-nno ..., m.dh)
(fiis.) Duufaan maayado hawo sare oo xooggan leh, oo sameeya daruuro kumuloonimbas ah oo aad u kobocsan, oo leh dhibco aad u waaweyn, oo yeelan kara baraf dhagax ah, kolkaa danab qulqulka sameysmaa bhaliyo hillaacyo, iyo onkod ka dhashay fididda hawada kulka badan e hilaaca darteed.

kobcid [m.f.dh]
eeg koboc².

kobocsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ahaansho wax la kobciyey.

kobocsanaan [m.f.dh]
eeg kobocsan. ld kobocsanaansho.

kobocsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kobocsanaan.

kobocsasho [m.f.dh]
eeg kobocso.

kobocso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ilmo xoolaad oo la doonaayo in la qasho cayilsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version