Kolmo
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) Astaan qoraal (“ “) oo sida badan loo adeegsado iyadoo labo labo ah oo hor iyo gadaal laga mariyo hadal, weer, erey, si loo muujiyo hadalka tooska ah, yacni sida qof afkiisa uga soo baxay (tus. Cali wuxuu yiri: “berri baan imanayaa”).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kolmo ↴
astaamayn | kolmaysan | kolon | meerkac-dabayleed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg