Site icon Qaamuus

ereyga

Kolon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lmo, m.l)

1. Labo cad oo yaryar oo dhuudhuuban oo cunaha ariga qaarkiis ka baxa midkood. 2. Buro jirka meel ka mid ah ka soo baxda oo laallaadda. 3. (w) eeg kolmo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kolon

jeekam | qabsin-ood | tiirfoorara | tiirtaagan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version