Site icon Qaamuus

ereyga

Koob

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan. 2. Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.

Koob

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Wax dham-maantood wada marid ama wada aqoon. 2. Soo k.: arrin iwm soo gaabin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koob

ubbo-ubax | na | kaadi | raabiya | ubuc | daabbulad | gaalis-furan | gaalis-xidhan | icraab | icraab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version