Site icon Qaamuus

ereyga

Koofiyad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Shey ka samaysan dun, dhar iwm. oo raggu madaxa gashadaan. ld koofi, koofiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koofiyad

taaj | hagoog | koofi | koofiyad xidid | koofiyo | sunno |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version