koori
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Koor yeerid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koori ↴
iskooris [m.l] (-syo, m.dh)
Wiil yar oo aan helin xanaano waalid ama dad kale oo isagu naf-naftiisa isbarbaarshay.
koorib [m.dh]
Nooc ka mid ah jarta la ciyaaro.
koorid [m.f.dh]
eeg koor².
koorin [m.f.dh]
eeg koori.
midabtakoorid [m.f.dh]
eeg midabtakoor². ld midabfaquuqid.
qooryalo [m.dh]
Neef geel ah oo aan koori lahayn.
takoorid [m.f.dh]
eeg takoor³. ld takoor¹ (3).
takoorin [m.l]
Lafta misigta madaxeeda.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg