Site icon Qaamuus

ereyga

Koorniya

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

(c.nafl ) Dabool ilays gudbiye ah oo ku yaalla kubbadda isha xaggeeda hore. Waa isbedel socda oo ka yimaadda ilxaydha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koorniya

ilxaydh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version