koose
(m.l)Orodka ugu gaaban ee farduhu ku ordaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koose ↴
koosayn [m.f.dh]
eeg koosee.
koosee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-seeyay, -saysay)
Si aayar ah u ordid (faras).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg