kootali
(m.l) (-iyo, m.dh)Nin aan ilaah iyo Nabigiisa rumaysnayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kootali ↴
kootalinimo [m.dh]
Kootali ahaansho (nin).
kootaliyad [m.dh] (-do, m.l)
Haweeney aan Ilaah iyo Nabigiisa rumasnayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg