Koox
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xo, m.l)1. Tiro isku duuban oo aan badnayn. 2. (muus.) Dad badan oo aaladaha la afuufo ama la garaaco ee muusikada yeeriya. 3. Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koox ↴
ubbo-ubax | raabaraabe | daabul | jaal | jaalabuto | laal | oksiin | qaate | tacshiirad | urur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg