Site icon Qaamuus

ereyga

Koox-amayno

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xo ..., m.l)

(kiim.) Iskudhis leh kooxda - NH -halkaas oo atamka naytarojiin aanu ku dheggeneyn kooxo kaarbonayt ama atamyo kale oo haydarojiin ah. Ururku waa kooxda amayno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koox-amayno


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version