Site icon Qaamuus

ereyga

kordhisasho
(m.f.dh)

eeg kordhiso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kordhisasho

ballaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Dhul iwm cabbirkooda kordhisasho. 2. Wax ballaciisa weyneysasho.

beekhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.

biirso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho..

daro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. Ku d.: wax, wax kale ku kordhisasho. 2. Ku d.: qof, qof kale u guurin. 3. Isku d.: dhawr waxyaalood isku qaadasho. 4. Isku d.: isku qasasho.

dulsaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Lacag la amaahday faa'iido dheeraad ah ku kordhisasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version