koris
(m.l)ld korin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koris ↴
oojiniisis [m.l]
(baay.) Soo saarista iyo korista ugxanta ee ilmagaleenka xayawaanka gudihiisa.
alalaxi [m.dh]
Nafley yar oo biyaha ku nool, bocool ku dhex jirta oo kaadi-dhiigga noolihiisa korisa.
gurro [m.dh]
Dhibaatada niyadda ka gaarta ilmo ay korisay naag aabbihii qabo.
istroojin [m.l] (-nno, m.dh)
(baay.) Koox hormoonno ah mid ka tirsan, sida: istiriyool, istiroon iyo istradiyool, kuwaasoo suga koridda qaab dumareedka ayagoo horumarinaya koritaanka iyo hawlqabadka xubno jinsiyeedka dumarka iyo qaab jinsiyeedka labaad ee dumarka sida: korista naasaha.
korin [m.f.dh]
eeg kori. ld koris.
rajakoris [m.l]
R. ah: nin haya carruur hooyadood dhimatay.
rajakoris [m.dh]
1. Dabshidka iyo irridda meesha u dhexeysa. 2. Naag naxariis badan.
rajokoris [m.dh]
Dabshidka iyo aqalka meesha u dhexeysa.