Site icon Qaamuus

ereyga

Kormeere

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

1. Qof ay hawshiisu tahay inuu wax soo kormeero. 2. Askari darajadiisu ka korreysa saddex alifle kana hooseysa xiddigle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kormeere


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version